Read more about the article Qaraxii Soobbe | Sheekadii Axmed
qarax Soobe

Qaraxii Soobbe | Sheekadii Axmed

Sidii xalay baan u jiifaa, oo hadba dhinac isu rogayaa. Sharqanta hooyo oo jikada weelal ka qalalab siinaysa, baa si goos goos ah ii soo gaaraysa, ase wali waan hurdaa. Dhanka kale riyo macaan baan hadba ku soo celceshanayaa, oo aanan rabin in ay...

0 Comments
Read more about the article Fan (art) | Fanka Maxaad U Taqaan ?
Fan (art)

Fan (art) | Fanka Maxaad U Taqaan ?

Fanku waa luuqadda ay quruxdu ku hadasho. Marba haddii wax loo soo bandhigayo si farshaxamaysan, masrixiyad leh, laabtu u bogayso, waxaa la galay caalamkii fanka. Fanka la'aantiis cidina nolosha quruxdeeda...

0 Comments
Read more about the article Wajiyada Xaqiiqada
Wajiyada xaqiiqada

Wajiyada Xaqiiqada

Waxaan aragnaa oo kaliya wixii fallaaraha ilaysku ay indhaheena keenaan. Waxaan maqalnaa oo kaliya gariirka hir-jabaqeedka, ee ay soo xanbaaraan qurubyada hawadu. Waxaan urinnaa oo kaliya moolekiyuullo....

0 Comments