Internet-ka Wakhtiga Aad Ku Bixiso Iyo Dheefta Kaaga Soo Noqota Ma Is Leeyihiin?

Noloshu waa harjad iyo dadaal, balse marka aadan aqoon meesha lagaa jiro waxaad noqonaysaa sida qof habow ah oo hadba meesha dabayshu u socoto iskaga socda.

Halkani waa madal aan ku soo bandhigo maqaallo, muuqaallo, buugaag danabaysan (e-books) – oo xanbaarsan mawduucyo kala duwan sida; ganacsiga online-ka ah, maanhagga togan (positive mindset), hormarinta qofka, tiknoolajiyadda mustaqbalka, sayniska, falsafadda, iyo waliba mawduucyo badan oo khuseeya qaybaha kale ee nolosha.

 

Jaarlees profiles

“In order to succeed you just need three sets; mindset, skillset, and toolset”

~ Jaarlees

Jaarlees profiles

Maqaalladii U Danbeeyay

Halkaan ka daalaco qoraalladaydii ugu danbeeyay, asbuuc kasta waxaan soo galiyaa maqaal cusub oo kugu kordhin doona macluumaad kugu cusub.

 

Qaraxii Soobbe | Sheekadii Axmed

Sidii xalay baan u jiifaa, oo hadba dhinac isu rogayaa. Sharqanta hooyo oo jikada weelal ka qalalab...

Duruufaha Nolosha Iyo Xanuunnada Nafsiga Ah

Inta badan xanuunnada nafsiga ah waxaa keena duruufo nololeed oo qofka ku yara adkaada. Way jiraan...

Fan (art) | Fanka Maxaad U Taqaan ?

Fanku waa luuqadda ay quruxdu ku hadasho. Marba haddii wax loo soo bandhigayo si farshaxamaysan...

Wajiyada Xaqiiqada

Waxaan aragnaa oo kaliya wixii fallaaraha ilaysku ay indhaheena keenaan. Waxaan maqalnaa oo kaliya...

Maxaan Ognahay ? Xaddiga Aqoonta

Cilmiga bani'aadamku uu hayo oo dhan marka la isku geeyo waxa uu noqonayaa bakeeri yar oo la daray...

Web 3.0 Af Soomaali | Waa Maxay Web 3.0 ? | Eye-Opening Article

Faca saddexaad ee internet-ka (web 3.0) waa kacaan dhanka internet-ka ah oo horseedaya in awoodda...

Tools-ka Aan Adeegsado

Ma doonayo in aan qarsado agabka ama tools-ka online-ka ah ee aan adeegsado, sida web hosting-ka, email marketing softwares-ka, SEO tools-ka, iyo dhammaan wax kasta oo aan adeegsado, si adiguna aad uga faa’idaysato.

Waxyaabaha aan kula wadaagayo haddii linkigayga aad ka raacdo waxaad heli doontaa qiimo dhimis, iyo taageero dhankayga ah haddii aad u baahan tahay, sidoo kale inta badan tools-ka aan adeegsado waxay leeyihiin qayb bilaash ah oo aad ku bilaabi karto.

 

Coming Soon...

Tool - 1

Coming Soon...

Tool - 2

Coming Soon...

Tool - 3