Read more about the article Qaraxii Soobbe | Sheekadii Axmed
qarax Soobe

Qaraxii Soobbe | Sheekadii Axmed

Sidii xalay baan u jiifaa, oo hadba dhinac isu rogayaa. Sharqanta hooyo oo jikada weelal ka qalalab siinaysa, baa si goos goos ah ii soo gaaraysa, ase wali waan hurdaa. Dhanka kale riyo macaan baan hadba ku soo celceshanayaa, oo aanan rabin in ay...

0 Comments